Rasaas caawa la isku weydaarsaday Dhuusamareeb & Wararkii ugu dambeeyey

Sida ay sheegayaan warar goor dhow soo gaaray warqabadka shabakada Allbanaadir Online rasaas xooggan ayaa goor dhow isqabsatay qeybo ka mid ah magaalada Dhuusamareeb oo ah xarunta maamulka Galmudug. Rasaasta oo ah mid goos goos ah ayaa ka dhaceysa nawaaxiga Madaxtooyada Galmudug iyo xarunta Inji oo ay kala degan yihiin madaxda isdiidan ee Galmudug iyo … Continue reading Rasaas caawa la isku weydaarsaday Dhuusamareeb & Wararkii ugu dambeeyey